Dowladda Soomaaliya oo walaac ka muujisay xiisadaha kasoo cusboonaaday dalka Koonfurta Suudaan

0
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Soomaaliya ay si buuxda ula garab taagan tahay shacabka Koonfurta Suudaan, iyadoo ay jirto xiisad siyaasadeed...

Wararkii ugu dambeeyay duqeymo xalay ka dhacay deegaano ka tirsan G/Sh/Dhexe

0
Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya duqeymo xalay Al-shabaab lagula beegsaday deegaanado ka tirsan gobolka Shabeelada Dhexe. Duqeymaha ayaa waxaa ay ka dhaceen deegaanada...

Madaxweyne Cirro: Dagaal meel lagu soo qaaday naga joojinmayo in aanu nabadda doonnno

0
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi 'Cirro', ayaa dagaalkii daraad ka dhacay Buqdharkayn ku tilmaamay weerar gardarro ah oo ay ciidamada SSC-Khaatumo kusoo qaadeen dadka...

Madaxweyne Xasan Sheikh: Doorashooyinka dadban ee Soomaaliya waxay dhaawac weyn u geysteen kalsoonida caalamka...

0
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud, ayaa sheegay in doorashooyinka dadban ee dalka lagusoo maamulayay ay dhaawac weyn u geysteen kalsoonida caalamka ee...

Xiisad dagaal oo saaka ka taagan deegaano ka tirsan Gobolka Sool

0
Xiisad dagaal ayaa saaka oo Sabti ah ka aloosan jiidda Buqdharkayn ee galbeedka gobolka Sool, halkaasi oo shalay dagaal culus uu ku dhexmaray Ciidamada...

Somaliland oo dil toogasho ah ku fulisay Rag horay u dilay Sarkaal iyo Askari

0
Xukuumadda Somaliland ayaa dil toogasho ah ku fulisay Shibil Saalax Isaaq, oo Gabiley ku dilay Buux Mawliid Ismaaciil, oo ahaa askari booliis ah, iyo...

Ra’iisul Wasaarihii hore Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon oo soo dhoweeyay xayiraadii duulimaad ee laga...

0
Ra'iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa ku amaanay Dowladda Federaalka Soomaaliya tallaabadii ay xayiraada duulimaadyada uga qaaday magaalada Baardheere ee Gobolka...

Dowlada Itoobiya oo ciidamo badan geysay degaano kuyaala xaduudka Soomaaliya

0
Tiro badan oo ka mid ah ciidamada Difaaca  Itoobiya (ENDF) ayaa la geeyay meel u dhow magaalada xuduudda ku taalla ee Feerfeer, taasoo u...

Ka dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Wadaaga SOMA 6-3-2025

0
K a Dhageyso Todobaad kasta Maalmaha Khamiista 2:30 PM iyo Axada 7:30 PM Barnaamijka Wadaaga ee ay idiin soo saarto Dalada SOMA,Waxaana idiin Baahiyey...

Wasiir Biixi oo sheegay in Mareykanka uu joojiyay dhaqaalihii uu siin jiray Ciidanka Danab

0
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Biixi Imaan Cige ayaa maanta xarunta Golaha sahcabka ee BFS ka hor sheegay in uu Maraykanku joojiyay dhaqaalihii uu siin...

XULASHADA