Dowladda Kenya oo war ka soo saartay murun ka taagnaa qaadashada Kaarka aqoonsiga
Dowladda Kenya ayaa hakisay go’aan ay dhawaan ka gaartay qaadashada kaarka aqoonsiga dalka iyo dokumintiyo kale kadib markii arrintan ay muran ka abuurtay gudaha...
Madaxweynaha Soomaaliya oo magaalada Riyaad kulamo kula qaatay madaxda dalalka Eretariya iyo Ciraaq
Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulamo gaar gaar ah kula qaatay magaalada Riyaad ee dalka Sacuudi Carabiya madaxweynayaasha dalalka Eretariya iyo...
Taliska militariga oo ka hadlay qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay agagaarka xarunta Jaalle...
Taliska ciidanka dhulka ayaa sheegay in ciidanka xoogga dalka ay toogteen qof naftii hallige ah, oo doonayay inuu isku qarxiyo albaabka laga gelo kulliyada...
Maamulka SSC- Khaatumo oo digniin u jeediyay madaxweyne Deni iyo mucaaradkiisa
Maamulka SSC- Khaatumo ayaa markii ugu horraysay ka hadlay khilaafka siyaasadeed ee arrimaha doorashada ee ka taagan Puntland.
Madaxweynaha SSC- Khaatimo, Cabdiqaadir Axmed aw-Cali Firdhiye...
Uganda oo ciidamadeeda ka eriday labo sarkaal oo ATMIS ka tirsan oo lagu eedeeyay...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee dalka Uganda oo muddooyinkan ku shaqeynaysay saldhigga ciidamada Uganda ee gudaha Soomaaliya, ayaa xukun ku ridday labo sarkaal oo...
Maxkamadda ciidamada oo xubnihii ka tirsanaa maamulka degmada Hodon xukunno ku riday
Maxkmadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ayaa soo saartay xukunka koox ka shaqaynaayey degmada Hodon oo agaasime waaxeedyo ku jiraan:
1- Cabdiraxiin Maxamed Cusmaan...
Wabiga Shabeelle oo fatahaad horleh ka sameeyay Beledweyne
Saacadihii la soo dhaafay ayaa waxaa Wabiga Shabeelle uu fatahaad xoogan ka sameeyay Xaafado katirsan Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, kaas oo saameyn...
Garowe: Mucaaradka Deni oo ku baaqay in xal nabadeed laga gaaro hubanti siyaasadeed ee...
Midowga Musharixiinta mucaaradka Puntland ayaa shir ay ku yeesheen magaaalada Garoowe, waxay ku baaqeen in xal nabadeed lagu dhameeyo hubanti la’aanta siyaasadeed ee ka...
Madaxweyne Xasan sheekh oo ka hadlay Mowqifka Soomaaliya ee ku aadan dagaalka Qaza
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay Madasha Iskaashiga Sucuudiga iyo Afrika ayaa ka warbixiyey xaaladda dalka, fursadaha iskaashiga iyo mowqifka...
Soomaaliya oo bishaan gudaheeda ku biiri karta dallada bulshada Bariga Afrika ee EAC
Xoghayaha Guud ee Ururka Bulshada Bariga Afrika (EAC) Peter Mathuki ayaa sheegay in Soomaaliya ay bishan gudaheeda ku biiri karto dallada EAC.
Shir madaxeedka caadiga...