Madaxweyne Deni oo sheegay inuu diyaar u yahay inuu la garnaqsado kooxaha mucaaradka
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa markii ugu horraysay sheegay in uu diyaar u yahay inuu garnaqsi la galo siyaasiyiinta mucaaradka ee kasoo horjeeda...
Maamulka degmada Buurdhuubo iyo Waxgaradka degmadaasi oo Xaqiijiyey inay go,dey Buundada
Maamulka degmada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo iyo Waxgaradka degmadaasi ayaa galabta xaqiijiyey inay gebi ahaanba go,dey Buundadaasi oo laf dhabar nolosha dadka deegaanka iyo ...
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in aanay kaligeed ku filnayn gurmadka daadadka ka dhashay roobabka
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac, ayaa guddoomiyay shirka guddiga heer Qaran ee gurmadka dadka ay saameeyeen daadadka ka dhashay roobabka deyrta ee...
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo waqtiga u kordhiyay howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya
Golaha Ammaanka ee QM ayaa ansixiyey qaraar lagu kordhinayo oggolaanshaha Hawlgalka Ku-meel-gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) muddo lix bilood ah oo...
Shidaal la gaarsiiyay Qaza iyo isbitaallada oo aan loo oggoleyn
Gaarigii ugu horeeyay ee Shidaal ah oo gala Qaza tan iyo markii ay colaadu bilaabatay ayaa kasoo gudbay marinka Rafax ee dalka Masar.
Shidaalkan ayaa...
Maamulihii Bangiga Somaliland ee Berbera & Dad kale oo ku geeriyooday Shil gaari
Waaberigii hore ee saaka ayaa waxaa shil gaari oo geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac waxaa uu ka dhacay Galbeedka Magaalada Berbera ee...
Abiyi Axmed oo sheegay in Itoobiya aysan dooneyn in ay duulaan ku qaado dalalka...
Ra'iisal wasaaraha Itoobiya Abiyi Axmed ayaa mar uu la hadlayay baarlamaanka dalkiisa waxa uu ka hadlay arrimaha badda cas iyo sida ay Itoobiya ugu...
Madaxweynaha Kenya oo maanta sagootiyay safiirkii Soomaaliya ee Kenya
Madaxweynaha dalka Kenya, William Ruto ayaa sagootiyay danjirihii dowladda Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Maxamuud Nuur Tarsan, wuxuuna uga mahadceliyey howlihii uu u soo...
Ku dhawaad 10 ruux oo ku geeriyootay fatahaada ku dhufatay Baledweyne
Waxa sii kordhaya tirada dadka ku geeriyooday fatahaada Wabiga Shabeelle uu ka geystay xaadafaha magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
Ilaa 8 qof ayaa la...
Tahriibayaal Soomaali ay ku jiraan oo lagu la’yahay xeebaha dalka Yemen
Ku dhawaad konton qof oo tahriibayaal ahaa ayaa lagu la’yahay xeebaha dalka Yemen kuwaas oo Qaramada Midoobey ay sheegtay in ay la degtay doontii...