Samafale Cabdimaalik Muuse Coldoon oo lagu xidhay magaalada Berbera + Sababta xadhigiisa
Mar kale, waxa shalay oo Khamiis ahayd lagu xidhay magaalada Berbera Samafale Cabdimaalik Muuse Coldoon, oo ah shaqsi ka shaqeeya arrimaha samafalka ee Somaliland,...
Dowladda Soomaaliya oo eriday Qunsulkii Safaaradda Sweden ahna Madaxa Horumarinta iyo iskaashiga ee Sweden
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Dowladda Federaalka Soomaaliya go’aansatay inay dalka ka baxdo Anna Saleem Högberg, oo ahayd Qunsulka iyo madaxa arrimaha gargaarka...
Mareykanka oo war ka soo saaray duqeyn ay ka fuliyeen Deegaanada Puntland
Taliska Ciidamada Mareykanka ee Africom ayaa war ka asoo saaray duqeyn uu ka fuliyey Puntland, taasi oo siyaabo kala duwan ay uga hadleen Dowladda...
Maxay kawada hadleen Madaxweyne Xasan Sheekh iyo dhigiisa Jabuuti
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, iyagoo ka wada...
Somaliland: 21 Qof oo ku Sumoobay Hilib Geel ay Cuneen
21 qof oo isku qoys ah ayaa ku sumoobay hilib qaalin geel ah oo ay qasheen maalintii Sabtidii, deegaanka Ximan ee gobolka Saaxil ee...
Puntland oo ganafka ku dhufatay ka qeyb galka Shirka wadatashiga ee uu ku baaqay...
Wasiirka warfaafinta ee Dowlad Goboleedka Puntland Maxamuud Ceydiid Dirir ayaa sheegay in aysan Puntland waqtiga aysan u haynin ka qeyb galka Shirka wadatashiga ee...
Madaxweynaha Soomaaliya oo magacaabay Taliyaha Cusub ee Ciidanka Badda Soomaaliya
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magacaabay Taliyaha cusub ee Ciidanka Badda Soomaaliya kadib markii uu tixraacay soo jeedinta Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya...
Soomaaliya iyo Jabuuti oo isku raacay inay sii xoojiyaan xiriirka ka dhexeeya labada dal
Wasiirka wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Macalim Fiqi ayaa hambalyo waxa uu u diray dhigiisa Dalka Jabuuti Cabduqaadir Xuseen Cumar oo shalay loo magacaabay...
Faahfaahino kasoo baxaya dagaal culus oo ka socda Galbeedka gobolka Mudug
Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya inuu haatan dagaal beeleed xoogan uu ka socdo inta u dhaxeysa deegaanada Jiicboor iyo Saax qurun oo...
Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo gobolka Bari lagula beegsaday kooxda Daacish
Dowladda Fedaraalka Soomaaliya oo kaashanaysa Taliska ciidamada Mareykanka AFRICOM ayaa si wadajir ah u fuliyay howlgal duqeyn ah oo gobolka Bari lagula beegsaday kooxda...


















