Shiikh Shariif oo ka hadlay tabashooyin ka jira dhismaha HirShabelle

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo maanta gaaray magaalada Jowhar ayaa waxaa uu ka war bixiyay u jeedka safarka uu Maanta...
audio

HOOS KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA BEERAHA QEYBTA LIXAAD

Title: Barnaamijka Beeraha ee Todobaadkan,mowduuca waa Barashada habka wanaagsan ee isticmaalka Barwaaqeeyaha Qaybta lixaad waxay la socotaa barnaamijki hore, waxaanan ku eegaynaa isticmaalka barwaaqeeyaha...
audio

DHAGEYSO:BARNAAMIJKA BEERAHA OO ROGAAL CELIS AH.

Hoos ka dhageyso Barnaamijka Beeraha ee Todobaadkan oo ah Qeybtii shanaad waxaan ku eegaynaa Beerashada Khudaarta,Dalagaan oo Muhiimad dhaqaale u leh Beeraleyda...

Barnaamijka Xogwaraysi

Daacish oo weerar khasaare geystay ku qaaday xabsi ku yaalla Afghanistan

In ka badan 20 ruux ayaa ku naf waayey weerar ay koox hubeysan oo ka tirsan ururka Daacish ay ku qaadeen xabsi ku yaalla...

Diyaaradaha Yahuuda oo weerar ka fuliyey marinka Qasa

Saraakiisha ciidamada Yahuuda ayaa sheegay inay weerarro ku burburiyeen xarumo uu hub ugu keydsanaa ururka hubeysan ee Xamaas oo ku yaalay marinka Qasa. Warbaahinta Israel...

Dowladda UK oo dalbatay in go’aanka doorashada loo daayo Soomaalida oo kaliya

Danjiraha dalka Ingriiska u fadhiya Muqdisho Ben Fender ayaa sheegay in la joogo xilligii Soomaalida ay go’aamin lahaayeen hoggaanka ay doonayaan, marka laga hadlayo nooca...

Faah Faahin Dagaal ka dhacay Gobolka Jubbada Hoose

Ciidamo ka tirsan kuwa dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa Maanta waxaa ay howlgal kala duwan ka wadaan deegaano duleedka kaga beegan Magaalada Kismaayo ee Gobolka...

Qarax goordhow ka dhacay magaalada Muqdisho

Qarax xoog leh ayaa goordhow laga maqlay degmada Hodon ee magaalada Muqdisho iyadoo wararka qaarna ay sheegayaan in qaraxa uu ka dhacay dugsiga tababarka...

Aqalka sare oo si diiran u soo dhoweeyay War murtiyeedka Shirka Dhuusamareeb

Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si diiran u soo dhoweeyay go’aankii ka soo baxay Shirkii lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug,...

XULASHADA