Galmudug iyo Qadar oo ka wadahadlay dhismaha ciidamada maamulkaasi.

8

Madaxweyne kuxigeenka Dowlad Goboleedkaย  Galmudug Cali Dahir Ciid ayaa waxaa uu kulan la qatay Safiirka Dowlada Qatar ee Fadhigiisu yahay Magaalada Muqdisho Hasan Bin Xamsa.

Labada Masโ€™uul ayaa ka wada hadlay Arimaha Horumarinta Galmudug iyo kaalinta ay Dowlada Qatar ka qadanayso dib u dhiska Hay,adaha kala Duwan ee Dowlad Goboleedka Galmudug

Safiirka ayaa sheegay in dowlada Qatar ay Galmudug kaย  caawin doono dhismaha Ciidanka Daraawiishta Galmudug si ay uga qeyb qaataan sugida Amniga degaannada maamulkaas.

Dowladda Qatar ayaa waxaa ay kamid tahay dowladaha taageera Soomaaliya