Rag ku eedeysan taageerida ururka TPLF oo la xiray

14

Booliiska dowlad deegaanka Soomaalida ayaa  xiray rag la sheegay in ay gacan-saar la lahaayeen kooxda TPLF, iyagoona la xayiray dhaqaalihilii ay heysteen iyo gawaari ay lahaayeen.

Dadkaan la xiray oo soomaali ah ayaa 12 kamid ah waxaa lagu eedeeyay in ay u dabaal degeen markii kooxda TPLF ay la wareegeen makhele markaa oo ciidamada ithiopia iskaga baxeen.

Sidoo kale waxaa jira dad tigreey ah oo iyaguna la baadi goobayo kuwaasi oo ku nool qeybo kamid ah dhulka dowlad deegaanka.

Jeneraal Maxamed Cali xasan oo ah taliyaha guud ee ciidanka booliiska ee dowlad deegaanka soomaalida.