Maxay ka wadahadleen R/wasaare Rooble, madaxda Galmudug, Hirshabelle iyo Yamamoto?.

6

Raโ€™iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay Safiirka Dowladda Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Donald Yamamoto oo ay ka wada hadleen xiriirka labada dal,arrimaha doorashooyinka dalka, la dagaallanka argagixisada Alshabaab iyo arimaha baniโ€™aadminimada.

Kulanka ayaa waxa dib uga soo biiray Madaxweynayaasha Galmudug Mudane Ahmed Abdi Kaarie โ€œ Qoorqoorโ€ , Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo Wakiilka Xoghaya Guud ee Qaramada Midoobe Ambasador Jemes Swan.

Sidoo kale Kulankaan waxaa looga hadlay Arrimaha Amniga iyo saameeynta uu geystay Fatahaada wabiga shabeelle.