Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Isniinta maanta ah cafis u fidiyey 10 maxbuus, munaasabadda maalmaha ciida darteed, waxuuna madaxweynuhu go’aankaan qaatay ay talo ahaa ugu soo jeedisay hey’adda Garsoorka, sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay.
Maxaabiista maanta uu cafiska u fidiyey madaxweyne Laftagareen ayaa kala ah:
- Maxamed Yuusuf Ibrahim
- Ibraahim Xuseen Maxamed
- Ismacil Cabdi Cali
- Cabdulahi Warsame Cali
- Shariif Cabdi Maxamed
- Maxamed Cabdi ljaabooy
- Cabdirashiid Cabdiqadir Cabdulahi
- Faysal Nuradin Yusuf
- Maxamed Yusuf Maxamed
- Xasan Maxamed Isaaq