Kulanti wanaagsan Dhageystayaal ku soo Dhowaada Barnaamijka oo aan ku eegi doono Barashada Habka Wanaagsan ee Wax beerashada Maareynta .
Barnaamijkan oo ay idiin soo saartey Hay,adda FAO,oo Taageero ka helaysa Hay,ada Kaalmada Mareykanka ee USAID,Hay;ado kale iyo Dowlado.
Waa Subaxnimo Isniin ah Taariikhdu na ay ku began tahay 26/04/2021, saacaduna waa 7,30 AM Barrnaamijkani oo ah kii 10 aad ee Barashada Cayayaanka Dalagyada Cunna ,calaamadahooda iyo Saameynta uu u geysanayo Dalagyada,Waxaana soo jeedinaya Abuubakar Maxamed.
Soo gudbinta Barnaamijkan Waxaa Iska kaashadey Hay,adda Qaramada Midoobey u Qaabilsan Cunnada iyo Beeraha ee FAO iyo Idaacadeena