Taliyaha qaybta Booliska Gobolka Bari ee Puntland Gaashaanle Sare C/qaadir Jaamac Dirir ayaa sheegay in isa soo dhiibeen 12 xubnood oo ka tirsan Kooxda Daacish kuwaas oo baaritaano ay ku socdaan.
Sidoo kale, Taliyaha Booliska Gobolka Bari ee Puntland ayaa sheegay in Raggaan Tirsan kooxda Daacish ee isasa soo dhiibay dhawaan sharciga horgeyn doonaan.
Hay’adaha Amniga Puntaland ayaa maalmihii la soo dhaafay Hawlgalo ka waday Buuraha gobolka Bari si ay ug hortagaan Weeradada ay halkaas ka soo Abaabulaan Alshabaab iyo Daacish.