Guddiga doorashooyinka Koonfur Galbeed oo shaaciyay 11 kursi oo ka mid ah golaha Shacabka

63

Guddiga doorashooyinka Koofur galbeed ayaa shaaciyay 11 kursi oo ka mid ah xildhibaanada golaha shacabka ee ka imaanaya maamulkaas.

Kuraasta ugu horeysa ee laga soo saaray koonfur -Galbeed, Waxaa ugu horeeya.

Gudoomiyaha Golaha shacabka Maxamed Mursal.

Gudoomiyihii hore ee Golaha shacabka Jawaari.

Gudoomiyihii hore ee Golaha shacabka Aadan Madoobe.

Xildhibaan Hani Mohamed Aadan iyo Idiris Dhokhtor.