Habraaca Soo gudbinta dacwooyinka doorashada Golaha Shacabka oo la soo saaray

16

Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada ayaa soo saaray Habraaca Soo Gudbinta Dacwooyinka Doorashada Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Hoos ka aqriso qoraalka Guddiga