Guddoomiye Filish oo shir guddoomiyay shirka degmooyinka gobolka Banaadir.

13

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta shir guddoomiyay shirka Degmooyinka Gobolka Banaadir.

Shirka waxaa goob-joog ka ahaa Gudoomiye ku-xigeenada Maamulka Gobolka Banaadir Xog hayaha guud Guddoomiyeyaasha Degmooyinka iyo Saraakiisha Amniga ee gobolka.

Kuanka ayaa waxaa looga hadlay dar-dargalinta aminga caasimadda iyo adeegga bulsho oo ay helaan bulshada kunool magaalada Muqdisho.