Hogaamiyaha faransiiska oo lagu wado inuu lakulmo siyaasiyiinta mucaaradka dalkaasi.

42

Madaxweynaha dalka faransiiska imaanawal makroon ayaa lagu wadaa inuu maanta kulamo laqaato siyaasiyiinta mucaaradka dalkaasi kadib markii isbaheysigiisa ay kufashilmeen iney kuguuleeystaan aqlabiyadda baaralamaanka doorashooyinki dhawaan kadhacay dalka faransiiska.

Imaanawal makroon ayaa wajahaya cadaadis xooggan oo kaga imaanaya xubnaha mucaaradka oo iyagu lagalay loollan adag doorashadii baarlamaanka waxaana uu ubaahanyahay inuu helo taageerada qaar kamid ah xizbiyadda mucaaradka si xukuumaddiisa ay ufuliso qorshayaasha dowladda.

Xizbiyada bidixda fog iyo kuwa midigta fog   xillibaanadooda  ayaa kacagajiidaya iney aqbalaan taageerada madaxweynaha faransiiska si uu usoo dhiso xukuumad wadaag kushaqeysa aragtida madaxweynaha dalkaasi isagoo haaatan dadaal ugu jira inuu kasbado qaar kamid ah xizbiyada mucaaradka faransiiska.