Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka oo hakiyay kursiga 204

31

Guddiga FEIT ayaa sheegay in lahakiyo Kursiga HOP204 oo uu doonayay Wasiirka gaashaandhiga Soomaaliya, waxay sheegeen in Habraacyada la hubinayo.

Muuse Geelle ayaa warqadan ku saxiixan. Guddiga ayaa inta badan hakiya Kuraasta HIRSHABEELLE, GALMUDUG & KOONFUR GALBEED.