Wafdi uu hoggaaminayo Rooble oo Baydhabo kusii jeedda

46

Ra’iisul Wasaaraha XFS iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u ambabaxay magaalada Baydhaba ee xarunta KMG ee Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed.

Rooble ayaa halkaas oo uu kaga qeyb gali doono munaasabadda sanad guurada 3aad ee markii la doortay Madaxweyne Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-Gareen).

Waxaa sidoo kale lagu waddaa in halkaasi ay gaaraan qaar ka mid ah Madaxda maamul goboleedyada.