Madaxweyne farmaajo oo goor dhow khudbad kajeedin doona shir muhiim ah .

1

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa caawa khudbad ka jeedin doona meertada 76-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay.

Sidoo kale Madaxweynaha waxa uu hadaljeedintiisu ay ku saab san tahay arimo ay kamid yihiin .

1. Geeddi socodka arrimaha doorashooyinka Soomaaliya
2. Xakamaynta iyo kasoo kabashada cudurka COVID-19
3. Dardar gelinta iyo dib-u-habaynta Qaramada Midoobay
4. Ilaalinta deegaanka iyo isbeddellada cimilada adduunka