Guddiga Doorashada xildhibaanada Gobolada Waqooyi ayaa ka codsaday Ra’iisul wasaare ku-xigeen Mahdi Maxamed Guulleed iyo Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Cabdi Xaashi Cabdilahi inay Soo gudbiyaan liiska musharixiinta Aqalka sare ee Somaliland.
Hoos ka akhriso