Ra’iisul Wasaaraha XS Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah ganacstada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Nairobi ee dalka Kenya .
Kulanka oo ahaa mid soo dhaweyn ah ayaa ganacstada waxa ay uga xog warameen Ra’iisul Wasaaraha ganacasiga Soomaalida ay ku leeyihiin Kenya , horumarka ay sameyeen iyo caqabadaha heysta xilligan.
Dhanka kale, Ganacstada ayaa waxay u soo jeediyeen talooyin ay u arkaan in lagu hagaajin karo xoojinta xiriirka labada dal ee Soomaaliya iyo Kenya