Dad badan oo ku geeriyooday diyaaradii ay saarnaayeen oo ku burburtay Koofurta Swedan.

5

Saraakiisha Swedan ee dhinaca gurmadka Deg Dega ayaa sheegay in ugu yaraan 9qof ay ku dhinteen diyaaradii ay saarnaayen oo ku dhacday Koodurta Swedan.

Ilaa hadda Dowladda Macluumaad dheeri kama.aysan bixinin shilkaasi wxa sababay.

Diyaarada ayaa ahayd nooca  Tartamada boodinta waxaana ay ku dhacday meel banaan oo koofurta Swedan dhacda