Musharixiinta oo war ka soo saaray xubnihii laga saaray guddiyada doorashada

2

War qoraal oo ka soo baxay Golaha Midowga musharixiinta xilka madaxweyne, ayaa lagu soo dhoweeyay shaqada hordhaca ah oo ay qabteen Guddiga xaqiiqo raadinta ah ee uu magacaabay Ra’iisul Wasaaraha, taasi oo ah in xubnihii ay ka cabteen loo diray maamuladii soo magacaabay.

Hadalkan ayaa ku soo aadaya xilli hoggaamiyaha xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur uu ka soo horjeestay hannaankii guddiga ay u shaandheeyeen xubnihii cabashada laga gudbiyay.

Hoos ka akhriso