HOOS KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA BEERAHA,QEYBTA LABAAD EE NAFAQADA WANAAGSAN

18

Kulanti wanaagsan Dhageystayaal ku soo Dhowaada Barnaamijka Beeraha oo Saaka aan ku eegi doono Barashada Nafaqada Wanaagsan iyo Bad Qabka Cuntada oo ay idiin soo saartey Hay,adda FAO,oo Taageero ka helaysa Hay,adaa Kaalmada Mareykanka ee USAID.

Barnaamijkani oo ah kii labaad ee Barashada Nafaqada Wanaagsan iyo Bad Qabka Cuntada,Waxaana soo jeedinaya Abuubakar Maxamed.

Soo gudbinta Barnaamijkan Waxaa Iska kaashadey Hay,adda Qaramada Midoobey u Qaabilsan Cunnada iyo Beeraha ee FAO iyo Idaacadeena.