Kenya oo walaac ka muujisay ganacsi sharci darro ah oo dalal Soomaaliya ku jirto ay dalkeeda geliyaan

19

Dawlada Kenya ayaa sheegtay in ay walaacsan tahay ganacsi sharci darro oo dalkeeda la soo geliyo.

Dalal ay Soomaaliya ka mid tahay ayaa sheegtay in ganacsigan ay dalkeeda u soo geliyaan hab sharci darro ah.

Waxa ay sidoo kale sheegtay Kenya in guud ahaan gobolka ay uga cabsi qabto in ay ku sii baahaan .

Dawladaha Rwanda iyo Soomaaliya ayaa ay ku eedeysay in ganacsiga dalkeeda soo galiyaan, inkasta oo aysan shaacin nooca ganacsi ee ay dawlada Kenya ky tilmaamtay in sharci darro uu yahay.