Dagaal ka dhacay shabeellada hoose

20

Ciidanka dowladda Soomaaliya iyo Al-Shabaab ayaa ku dagaalamay degaanka Lambar 50 ee gobolka Shabeelada Hoose.

Dagaalka ayaa ahaa mid xoogan , iyadoona labada dhinac ay isku adeegsadeen hubka noocyadiisa kala duwan

Goobjkoogayaal ayaa MARKABLEY  u sheegay in Al-Shabaab ay  madaafiic ku garaaceen saldhig ciidamada xoogga iyo kuwa AMISOM ay ku leeyihiin deegaanka Lambar 50.

Al-Shabaab ayaa sheegtay in ay dagaal xoogan ay ku qaadeen degaanka Lambar 50 ee gobolka Shabeelaha Hoose.