Magacaabid Xilalka Xubnaha Guddiga Fulinta Ururka Suxufiyiinta Gobolka Gedo

42

Ku:Dhamaan Suxufiyiinta ka howl gala Gobolka Gedo. Date:21/8/2020
OG:Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Gedo
OG:Taliyaha Xasalinta Gobolka Gedo.
OG:Gudoomiyayaasha degmooyinka Gobolka Gedo.

OG:Ururada Saxaafada ee ka howl gala Soomaaliya=Muqdsiho.
Ujeeddo:Magacaabid Xilalka Xubnaha Guddiga Fulinta Ururka Suxufiyiinta Gobolka Gedo.

WAR-SAXAAFADEED: 21/08/2020=Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Gobolka Gedo Mudane Axmed Cumar Saalixi waxuu ku magaacabay Wareegtadan oo sumadeedu ay tahay USGG/01/2020,Xubnaha Guddiga Fulinta Ururka Suxufiyiinta Gobolka Gedo iyo Xilalkooda.

Markaan Arkay: Xeer hoosaadka Ururka Suxufiyiinta Gobolka Gedo Qodobka 2aad ee Golaha guud,faqridiisa3aad Awoodaha Gudoomiyaha .

Markaan Arkay: Baahida loo Qabo dhameystirka Xubnaha Guddiga Fulinta iyo waajibaadkooda shaqo iyo dar dargelinta howlaha Balaaran ee na hor yaala.

Markaan la tashi la sameeyey Ergooyinka Suxufiyiinta 7da degmo ee ka qeyb galey Shirweynahii iyo Doorashadii Gudoomiyaha Mudadii u dhaxeysay 15 ilaa 17/8/2020.Waxaa lagama maarman noqotey in Mas,uuliyiintan oo gaaraya ilaa 7 xubnood in aan u magacaabo Guddiga Fulinta Ururka Suxufiyiinta Gobolka Gedo.

Waxaan idiin rajeynayaa Nabad gelyo,Horomar iyo Daacad nimo oo aan ugu shaqeyno Bulshadeena.

(Wada shaqeyn Wacan)

Axmed Cumar Saalixi
Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Gobolka Gedo

01 Maxamed Kaafi Aden UK G/ku xigeenka Ururka Suxufiyiinta Gobolka Gedo
02 Jeylaani Xuseen Ciid Xoghayaha Guud ee Ururka Suxufiyiinta Gobolka Gedo 40.00
03 Zam Zam Cabdikariin Maxamed ,Madaxa Maaliyada Ururka Suxufiyiinta Gobolka Gedo

04 Cabdi Nur Cismaan Cabdi ,Madaxa Tababarada Ururka Suxudiyiinta Gobolka Gedo

05 Maxamuud Sheekh Bashiir ,Madaxa Xariirka degmooyinka iyo Wax soosaarka Ururka 40.00
06 Cabdi risaaq Sh Ismaaciil (Afrika),Madaxa Ilaalinta Anshaxa iyo Horomarinta Xirfad layaasha
07 Mowliid Jaamaca Galwaaq ,

Afhayeenka Ururka Suxufiyiinta Gobolka Gedo