Suldaan Gurey Xaaji Faarax oo ah Gudoomiyaha Is bedel doonka ee Waqooyiga Ameerika ee Jubaland ayaa wareysi uu siiyey Warbaahinta markabley, waxaa uu Rajo wanaagsan uu ka muujiyey Doorashada Dhowaan ka dhici doonta Dalka iyo 16ka kursi ee la geyn doono Magaalada Garbahaarey.
Suldaan Gurey ayaa dhinaca kale waxaa uu wax lala yaabo uu ku tilmaamay hadal dhowaan ka soo yeeray Midowga Musharaxiinta oo sheegay inaysan suurta gal ahayn in Gobolada Gedo iyo Hiiraan aanan lagu qaban Karin Doorasho,waxaana uu sheegay Musharaxiinta in ayan diyaar u ahayn doorasho in ay dalka ka dhacdo,maadama ayan isku kalsooneen.
HOOS KA DHAGEYSO WAREYSIGA SULDAAN GUREY XAAJI FAARAX