Madaxweyne Muuse Biixi oo cafis u fidiyey boqolaal maxaabiis ah

16

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta cafis u fidiyay maxaabiis gaareysa 484 oo ku xirnaa xabsiyada deeganada Somaliland.

Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweyne Muuse Biixi ayaa lagu yiri, โ€œWaxaan goโ€™aansaday in laga bilaabo taariikhda maanta aan cafis guud u fidiyo, bilashada bisha barakaysan ee Ramadaan awgeed. Maxaabiista dembiyada fudud ku xukuman ee xabsiyada dalka ku xiran, oo tiradoodu dhan tahay 484maxbuus.โ€