Mareykanka oo cune-qabateyn saaray saraakiil ka tirsan ciidamada Belaruz

14

Dowladda Mareykanka ayaa cune-qabateyn ku soo rogtay in ka badan 43 Sarkaal oo siweyn ugu dhaw huggaamiyaha Dalka Belaruz Alexander Lokashenko.

Xoghayaha arrimaha dibadda Washington Antony Bilinken ayaa ku dhowaaqay Cune-qabateytani La xiriirta dhinacyada dhaqaalaha iyo Safarada sida lagu sheegey warka ka soobaxay Xoghaaye Antony.

Muddo toddoba bilood waxaa uu wadanka Belaruz uu wajahayaa Daganaasho laโ€™aan baahsan, kadib markii Madaxweyne Lokashenko uu diiday in looga guuleystey Doorashadii Dalkaasi ka dhacay Bishii agoosto ee Sanadkii 2020.