Wariye Warsamed Xaaji Faarax oo Dib u helay Xoriyadiisa ka 16 saacadood oo uu xirnaa.

17

Dadaal dheer ka dib Midowga Suxufiyiinta Gobolka waxaan ku guuleysaney in Xoriyadiisa uu hanto Wariye Warsame Xaajil Faarax oo ahaa Agaasimaha Radiyaha Garbahaarey oo shaley duhurnimadii ay xabsiga u taxaabeen Saraakiisha Ciidamada DF ee ku sugan Magaalada Garbahaarey