Wararka Maanta Axmed Madoobe oo magacaabey Gudi qaabilsan abaarta ka jirta Jubaland By admin - December 8, 2025 5 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Madaxweynaha Dowladda Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa magacaabay Guddiga Isu-duwidda Gurmadka Abaaraha, guddigan ayaa qaabilsan hagidda, isu-duwidda iyo fulinta qorshayaasha lagu yaraynayo saameynta abaarta ee deegaanada Jubaland.