Fowsiyo Maxamed oo ku soo baxday doorasho ka dhacday Baydhabo

31

Kursiga tirsigiisu yahay Hop-171 oo doorashadiisu goordhow kusoo gabagabowday Magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG ka ee maamulka Koofur Galbeed ayaa waxaa ku guuleystay Fowsiyo Maxamed Sheekh,

Xildhibaanad Fowsiyo ayaa kaga guuleysatay tartanka Khadiijo Maxamed Ibraahim  Codad dhan 84 halka iyaduna ay heshay Codad gaaraya 13.