Rooble oo magacaabay gudiga fulinta wareegtadii madaxweynaha ee ilaalinta dhulka danta guud

10

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa magacabay gudiga fulinta wareegtadii madaxweynaha. ee ilaalinta dhulka danta guud, kaa oo ka kooban

1 } Wasiirka Arimaha Gen. Mukhtaar Gudadaha Gudoomiye
2)- Wasiirka Cadaaladda: Cabduqaadir Maxamed Nur

3)- Wasiirka Amniga: Cabdulaahi Maxamed Nur

4)- Wasiirka Waxbarashada: Cabdulaahi Carab

guddigan ayaa ka shaqeyn doono in ay ka hortagaan boob la sheegay in lagu hayo qaar ka mid ah dhulka danta guud oo ku yaala Magaalada Muqdisho