Hirshabelle oo shaqo joojin ku sameesay hay’addo badan.

71

Wasiirka Wasaaradda  Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dowlad Giboleedka Hir-Sabeelle Maxamed Maxamuud Cabdulle ayaa shaqo joojin ku sameeyay 12 hay’adood oo ka howlgalla degaannada Maamhlkaas.

Qoraal.kasoo baxay Wasiirka Maaliyadda Hir-Shabeelle ayaa waxaa lagu sheegay in hay’adahaas ay dhowr jeer la xiriireen balse ay ka waayeen wax jawaab ah.

Wasiirka ayaa faray Hay’addaha hoos ku qoray inay yimaadaan ama lasoo xiriiraan Wasaarada Maaliyadda.