DF Soomaaliya oo soo saartay awaamiir cusub

6

Dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay Habraaca Xakameynta Covid-19, kaasi oo bulshada faraya, dadka safraya, iyo kuwa u soo safraya Soomaaliya dhaqangelinta nidaamka caalimaga ah ee ka hortaga iyo xakameynta caabuqa COVID-19 iyo Talooyinka Wasaardda Caafimaadka si loo badbaadiyo bulshada Soomaaliyeed.

Hoos ka akhriso