Ka dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Wadaaga SOMA 12-09-2024

13

Ka Dhageyso Todobaad kasta Maalmaha Khamiista iyo Axada Barnaamijka Wadaaga ee ay idiin soo saarto Dalada SOMA Radio Markabley Baardheere,hirkeena FM 88.8 MHTZ ,cida uu seego Barnaamijkan ayaa waxay ka socon karaan Webkeena www.radiomarkabley.com iyo Barta aan ku leenahay Faceebooga Radiomarkabley.

1- Khamiista (Fresh) oo ah 20 daqiiqo iyo feedback.

2- Axadda (ku celis)

Su’aasha TodobaadkanSidee looga hortegi karaa tacadiyada ay kala kulmaan Qoysaska ay u Shaqeeyaan  Gabdhaha  loo yaqaano Booyaasaha?

Mahadsanidiin

Barnaamij soo saare’:Cabdiqaadir Jakaarta

HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA WADAAGA-SOMA