KA DHAGEYSO RADIO MARKABLEY TDODOBAAD KASTA BARNAAMIJKA BEERAHA

18

Barnaamijka Todobaadlaha  ee Maanta ayaan ku eegi doonaa, sida loo maareeyo Cayayaanka dalagyada Baabi,iya .loona beerto  dalag caafimaad qaba oo saaxiib la ah deeganka,iyadoo laga fogaanayo sunta

Barnaamijkan oo ah kii 32aad  ayaa waxaa idiin soo saartey Hay,adda FAO,oo Taageero ka helaysa Hay,adaa Kaalmada Mareykanka ee USAID.

Waa subaxnimo Axad ah saacaduna waa 7,00 am,taariikhduna ay ku beegan tahay 28/5/20223 Barnaamijkani oo ah kii 32aad ee Barashada Nafaqada Wanaagsan iyo Bad Qabka Cunntada.

Barnaamijkan oo Rogaal celis ah ayaad dhageysan doontaan Galabnimada jimcaha 5.30 pm.
Soo gudbinta Barnaamijkan Waxaa Iska kaashadey Hay,adda Qaramada Midoobey u Qaabilsan Cunnada iyo Beeraha ee FAO iyo Idaacadeena.

 

HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA BADQABKA CUNNADA IYO NAFAQADA