Ka dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Wadaaga SOMA 30-03-2023 (Episode-13)

53

Ka Dhageyso Todobaad kasta Maalmaha Khamiista iyo Axada Barnaamijka Wadaaga ee ay idiin soo saarto Dalada SOMA Radio Markabley Baardheere,hirkeena FM 88.8 MHTZ ,cida uu seego Barnaamijkan ayaa waxay ka socon karaan Webkeena www.radiomarkabley.com iyo Barta aan ku leenahay Faceebooga Radiomarkabley.

1- Khamiista (Fresh) oo ah 20 daqiiqo iyo feedback.

2- Axadda (ku celis)

Su’aasha Todobaadkan: Sidee dhibaatada biyo yari uga bixi karaan dadka xilligaan la dhibaatoonaya?

Mahadsanidiin.

Ahmed Tifow, SOMA Program Coodinator

HOOS KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA WADAAGA (Episode-13)