Barnaamijka 24aad ee oo Maanta Axad ah waxaan ku eegi doonaa, Habka wanaagsan ee Wax beerashada Mowduuca maanta waa Sida loo maareeyo Cudurada iyo Maareynta Cayayaanka dalagyada baa,bi,iya loona beerto Dalag caafimaad qaba oo saaxiib la ah deegaanka ,iyadoo la adeegsanayo hab la isku dhafayo dalagyada oo aan la isticmaaleynin Sunta Cayayaanka Disha.
Barnaamijkan Maanta waxaana idiin soo saartey Hay,adda FAO,oo Taageero ka helaysa Deeq bixiyayaasha ,Waa subaxnimo Axad ah saacaduna waa 7,00 am,taariikhduna ay ku beegan tahay 22/01/2023,Barnaamijkani oo ah kii 24aad ee Habka wanaagsan ee Wax beerashada
Barnaamijkan oo Rogaal celis ah ayaad dhageysan doontaan Galabnimada jimcaha 5.30 pm.
Soo gudbinta Barnaamijkan Waxaa Iska kaashadey Hay,adda Qaramada Midoobey u Qaabilsan Cunnada iyo Beeraha ee FAO iyo Deeq Bixiyayaasha iyo weliba Idaacadeena.
HOOS KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA BEERAHA EE HABKA WANAAGSAN EE WAX BEERASHA