Dagaalo u dhaxeeyo TPLF Ciidanka itoopiya oo mar kale ka bilaawday dalkaasi.

21

Dagaallo culus oo udhaxeeyo xogagga TPLF-ta iyo Dowladda dhexe ee Federalka itoopiya ayaa mar kale ka bilaawday dalkaasi gaar ahaan dhanka xuduudka Sudan.

Waxaana haatan lasoo warinayaa in socdaan Duqaymo dhanka cirka ah ee ay Dowladda dhexe fulinayso ayaa dhawr meelood ka socda, halka TPLF hubka culus ay adeegsanayso sidda ay warbaahintu warinayso.

Dagaalka xoogan ee udhaxeeyo TPLF-ta iyo Ciidanka itoopiya ayaa imaanayo  todobaad ka hor markii Dowladda dhexe ee itoopiya ay sheegtay in Tplf doonayso marin ay ka furtaan aaggaas.