Guddiga doorashada Gobolada Waqooyi oo shaaciyay jadwalka doorashada Aqalka Hoose ee BFS.

3

Guddiga doorashooyin ee Gobolada Waqooyi ee Soomaaliland ayaa maanta soo saaray jadwalka doorashada kuraasta aqalka Hoose ee BFS.

Guddiga ayaa waxey Guddiga doorashooyinka heer federaal ku wargeliyeen liiska kuraasta Golaha Shacabka islamarkaana ay ugu talagaleen in todobaadkaan ay doorashadoodu qabtaan.