Golaha wasiirada Soomaaliya oo xil ka qaadis iyo magacaabis sameeyay

2

-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta yeesheen ku ansixiyay magacaabista Agaasimaha Guud ee Hay’ adda Socdaalka & linsiyadda oo loo magacaabay Cabdulqaadir Cilmi Cali, iyagoo uga mahadceliyay Agaasimihli hore ee hay” adda Mudane Maxamed Aadan Koofi howshii u soo qabtay

Sidoo kale Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyay magacaabista Guddoomiyaha Hay’adda Batroolka Soomaaliyeed oo loo magacaabay Eng.Cabdulqaadir Aadan Maxamuud.