Qrax baabuur oo ka dhacay degmadan baardheere

10
Qaraxa galabta ka dhacay Baardheere ayaa loo adegsadey Mooto bajaaj la dhigey wadada dhinaceeda waxaan lagu bartilmaamedsadey Maareyaha Garoonka diyaaradaha Baardheere Jaamac cali hire.
Ma jiraan wax khasaare dhimasho balse waxaa jira Dhaawac soo gaarey Maareyaha Garoonka iyo labo ka mid ah ilaaladiisa,waxaana iminka lagu dhaweynayaa Garoonka Diyaaradaha Baardheere oo goob caafimaad ay ku leeyahiin Amisom .
Goobta Qaraxa uu ka dhacay waa Jiirada Xaruntii hore ee Shirkada Nationlink