-Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya diyaaradaha dagaalka ciidamada kenya oo mar kale duqeymo kafuliyay Tuulooyin hoos yimaada degmada ceelwaaq ee gobolka gedo
Sidoo Wararka waxay ay sheegayaan in khasaare kala duwan ka dhashay duqaymaha ay geesteen ciidamada kenya ,iyadoona aan weli la agoonin qasaaraha rasmiga
Todobaadkan ayay aheed markii kenya duqaymo dhawr ah ka fulisay gobolka Gedo gaar ahaanna tuulooyinka hoos yimaada Ceelwaaq, kuwaas oo khasaare u gaystay dadka Rayidka ah.
Inta badan weerarada ay gaysanayaan ciidmada kenya waxaa qasaaro xooggan uu soo gaaraa dadka masaakiinta ee kunool aaga ay duqeymaha ay ka gaysanayaaan