Golaha Musharaxiinta Gobolka Gedo oo soo saarey Warsaxaafadeed

27

Golaha musharaxiinta Kuraasta Aqalka hoose ee Gobolka Gedo ayaa warsaxaafadeed ay ka soo saareen Magaalada Garbahaarey waxay soo dhaweeyen War murtiyeedkii shaley Madaxda Maamul Goboleedyada iyo Ra,Isla wasaaraha  ay ka  soo saareen shirkii iga Socdey Magaalada Muqdisho.

Hoos ka Aqriso War Saxaafadeedka