Faahino laga helay qaraxa ka dhacay isgooska Jubba.

22

Askar iyo dad shacab ah ayaa kamid noqday dadkii ku geeriyooday qaraxii is miidaaminta ahaa ee ka dhacay isgooska jubba.

Gaadiidka gurmadka deg deg ah ayaa qaaday dhaawacyada dadkii ku waxyeeloobay qaraxaas.

Ma jirto weli wax war ah oo kasoo baxay laamaha amniga.