Puntland oo digniin u dirtay Soomaaliland

2

Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee dowlad goboleedka Puntland ayaa joojisay in Gobollada Sanaag iyo Haylaan la keeno imataxaanka Maamulka Soomaliand.

War qoraal ah oo ka soo baxay Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee dowlad goboleedka Puntland ayaa arrintan loogu digay maamulka Soomaaliland.

Hoos Ka Akhriso Qoraalka wasaaradda waxbarashada Puntland