Hoos ka dhageyso Q.3aad Barnaamijka Barashada Nafaqada wanaagsan iyo Bad qeybka Cunntada.

23

Barashada Nafaqada wanaagsan iyo Bad qeybka Cuntada oo ay idiin soo saartey Hay’ada Cuntada iyo Beeraha ee FAO oo Taageero ka helaysa Midowga Yurub,Safaarada Jarmalka,Banka Aduunka ,Wadamo iyo Hay’ado kale.

Waa Subaxnimo Isniin ah Taariikhdu na ay ku began tahay 31/05/2021, saacaduna waa 7,30 AM Barrnaamijkani oo ah kii 3aad ee la xariira Barashada Nafaqada wanaagsan iyo Bad qeybka Cuntada ,Waxaana soo jeedinaya Abuubakar Maxamed.

Soo gudbinta Barnaamijkan Waxaa Iska kaashadey Hay,adda Qaramada Midoobey u Qaabilsan Cunnada iyo Beeraha ee FAO iyo Idaacadeena.