HOOS KA DHAGEYSO BARASHADA NAFAQADA WANAAGSAN QEYBTA 9AAD

120

Kulanti wanaagsan Dhageystayaal ku soo Dhowaada Barnaamijka oo aan ku eegi doono Barashada Nafaqada Wanaagsan iyo Bad Qabka Cuntada oo ay idiin soo saartey Hay,adda FAO,oo Taageero ka helaysa Hay,adda Kaalmada Mareykanka ee USAID.

Waa Subaxnimo Isniin ah Taariikhduna ay ku beegan tahay 15/02/2021, saacaduna waa 7,30 AM Barrnaamijkani oo ah kii 9aad ee Barashada Nafaqada Wanaagsan iyo Bad Qabka Cuntada,Maantana Waxaan ku eegaynaa Ilaalinta Nadaafada Deegaanka aad ku Nooshahay,Waxaana soo jeedinaya Abuubakar Maxamed.

Soo gudbinta Barnaamijkan Waxaa Iska kaashadey Hay,adda Qaramada Midoobey u Qaabilsan Cunnada iyo Beeraha ee FAO iyo Idaacadeena.