Midowga Yurub oo Uganda ugu hanjabay Cune-qabateyn

13

Dowladda Uganda ayaa waxaa ay wajahaysa Cunaqabateyn dhinaca dhaqaalaha, kadib markii lagu eedeyey in ay ciidamada dalkaasi sameeyeen xad gudub ku aadan Doorashooyinkii dhawaan ka dhacay wadankaasi.

Baarlamaanka Midowga Yurub ayaa Madaxda dalka Ugandha ugu baaqay  in ay baaritaano sax ah lagu sameeyo dhibaatooyinkii ka dhashay doorashadii uu ku guuleystay madaxweynaha dalkaasi Yoweri Musefani.

Cunaqabateynta ayaa waxaa si gaar ah loo saari doonaa mas’uuliyiinta sida gaarka ah ugu dhaw Madaxweynaha Ugandha Musefeni sida saraakiisha Amniga Gaashaandhiga iyo arrimaha gudah